Kulan Looga hadlayay Xaaladaha degdegga ah oo lagu qabtay Kismaayo

0
15

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dawladda Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulanka billaha ah, oo ah mid bishiiba mar la iskaga xog waraysto arimaha bini’aadanimo ee kasoo cusboonaada deegaanada Jubbaland.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here