Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kulankan oo ay soo agaasintay Wasaarada Waxbarashada Puntland isla markaana Lagu qabtay magaalada Garoowe ayaa diirada lagu saaray sidii agab waxbarasho oo dhameeystiran loo gaarsin lahaa Ardayda qaba baahiyaha gaarka ee ku nool deeganada maamulkaasi.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.