Kismaayo (Idaacadda Waamo)-kulaanka maanta Ku dhexmaray Xarunta guriga gobolka ee K2 gudoomiyaha gobolka Jubbaa hoose iyo qaar ka mdi ah Odoyaasha dhaqanka ee dowlada Goboleedka Jubbaland ayaa daarnaa sidii wax looga Qaban Lahaa abaaraha Ka jiro deegaanda dowlad goboleedka Jubbaland oo saaameyay dadka iyo duunyada.
Sidoo kale kulanka waxaa diiradda lagu saaray adkeyta ammaanka Inta lagu guda jiro Doorashooyinka Iyo Sidii Odoyaasha bulshada u gaarsiin lahaayeen muhiimadda ay leedahay in ammaanka laga wada shaqeeyo.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.