Kulan looga hadlayay u qareemidda Maxaabiista oo lagu qabtay Kismaayo

0
12

Kismaayp(Idaacadda Waamo)-Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka Jubbaland oo uu wehliyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabtay Kulan soconayay hal maalin,islamarkaana looga hadlayay u qareemidda Maxaabiista,waxaan ka soo qeyb galay Mas’uuliyiin ka socday UN,ka iyo qaar ka mid ah Wasaaradaha bah wadaagta la ah Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubbaland.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here