Kulan looga hadlayay Taya-dhowrka Daawooyinka oo lagu qabtay magaalada Kismaayo

0
283
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo waxaa lagu qabtay kulan cilmiyeed looga hadlayey hubinta tayada daawooyinka la soo galiyo deeganada Jubbaland.
waxaaana soo qaban qaabisay shirkadda bixiso adeegga Tayo-dhowrka Jubbaland ,waxaana ka soo qeyb galay qaar ka mid ah dhaqaatiirta ka howl gasho magaalada kismaayo.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here