Kulan looga hadlayay Tacadiyada Haweenka loo geysto oo Baydhabo lagu soo xiray

0
30

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka Koonfurgalbeed Smaaliya ayaa magalada Baydhabo ku so gabagabeeysay kulan looga hadlayay tacadiyada loo geeysto Haweenka iyo sida loo joojin karo, waxaana so qabanqaabisay Wasaaradda Haweenka KGS.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here