Kulan Looga hadlayay sida Dhalinyarada uga mid noqon lahaayeen xallinta khilaafaadyada oo lagu qabtay kismaayo

0
31

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kulanka ey so agaasintay Wasaarada Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka dowlada goboleed Jubbaland u jedkisana u aha Sidi dhalanyarada uga mid noqon lahaayeen gudiyada xalinta khilafaadkyada ayaa waxa kaqeb galay Agaasimaha guud ee wasaaradda cadaalada iyo Arrimaha dasturka agasimaha guud ee wasarada dhalanyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland afahayeenka odiyasha dhaqanka Jubbaland nawadona dhalanyara iyo marti sharaf kale.

Ugu horeyen waxaq kulanka ka hadlay afahayeenka salaadiinta Jubbaland Ugaas Cumar Xiireey isagoona sheegay sida ea muhiimka u tahay inĀ  dhalanyarada fursad lo siiyo ka qeyeb galka gudiyada xalinta khilafaadka.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here