Kulan looga hadlayay Qiimaynta wax qabadka Hay’addaha ka howlgala Jubbland oo Kismaayo lagu qabtay

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay shirka sanadlaha ah ee Wasaaradda la yeelato Hay’adaha Wada Shaqeynta dhaw la leh Wasaaradaha Jubbaland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here