Kulan looga hadlayay Mashruuca u adkaysiga isbadalka Cimilada oo Kismaayo lagu qabtay

0
35

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa lagu qabtay kulan wada tashi ah oo looga hadlayay Marshuuca u adkaysiga isbadalka cimilada iyo kobcinta wax soo saarka khayraadka beeraha kaas oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimilada Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Kulankaan wada tashiga ah waxaa ka qayb galay qaar ka mid ah Wasaaraddaha Jubbaland iyo Hay’adaha kala duwan ee ka howlgala deegaanada dowlad goboledka Jubbaland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here