Kulan looga hadlayay Mashruuca baxnaano oo kismaayo lagu qabtay

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda goboledka Jubbaland ayaa qabatay kulan looga hadlayay mashruuca Baxnaano iyo mashaariicda kale ee arrimaha bulshada ka socda gobollada Jubbada Hoose iyo Gedo.

Kulan oo ay ka soo qayb galeen Masuuliyiin kala duwan ayaa diirada lagu saarayay dabagalka qiimaynta guulaha laga gaaray wajiga kobaad ee Mashruuca Baxnaano iyo sidii kor loogu qaadi lahaa tayada adeegyada bulshada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here