kulan looga hadlayay kahortagga saameynta abaaraha oo lagu qabtay magaalada Kismaayo

0
15

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka Iyo Maarenyta Musiibooyinka Jubbaland oo kaashaneysa Wasaaradda Tamarka iyo kheyraadka Biyaha Dowladda Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee wadajir ugu qabtay kulan looga hadlayay sidii wax loogu qaban lahaa deegaano badan oo hoos yimaada magaalada Kismaayo ay biyo la’aan baahsan kajirto.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here