kulan looga hadlayay ka hortagga Tacadiyada iyo dhaqamada xunxun oo Kismaayo lagu qabtay

0
171

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay ka hortagayay tacadiyadda ,Nabad galyo darada iyo dhaqamada aan wanaagsaneyn, kaas oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo xuquuqul insaanka Dowlad Goboledka Jubbaland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here