Kulan looga hadlayay ka hortagga gudniinka fircooniga oo Kismaayo lagu qabtay

0
180

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland oo muddooyinkii ugu danbeeyay waday wacyigalin ku aaddan ka hortaga gudniinka fircooniga ayaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ku qabatay  kulan looga aarinsanayo  sidii looga hortagi lahaa gudniinka fircooniga.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here