Kulan looga hadlayay ilaalinta Nadaafadda deegaanka oo Kismaayo lagu qabtay

0
288

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose ku qabatay kulan wacyi galin ah, kaas oo looga hadlayay ilaalinta nadaafadda deegaan iyo sidii la isaga maarayn lahaa qashinka ka soo baxa xaafadaha magaalada Kismaayo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here