Kulan looga hadlayay Horumarinta kallumaysiga oo Kismaayo lagu qabtay

0
72
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee dowladda Jubbaland Axmed Xasan Cumar oo ay  weheliyaan Agaasimaha Guud iyo Howaladeennada Wasaaradda ayaa  kulan la qaatay Wafti ka socday  Hay’adda FAO Isla markaana uu hoggaaminayay Madaxa qaybta Kalluumaysiga kaas oo ay  Madax kale  la socotay.
Shirkan ayaa diiradda lagu saaray qaybaha kala duwan ee hormarinta kalluumaysiga  iyo Dhaqaalaha Baluugga ah.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here