kulan looga hadlayay diiwaangelinta shatiga Ganacsiga oo lagu qabtay Jowhar

0
76

kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arimaha gudaha maamulka Hirshabelle ayaa magaalada Jowhar ka daah furtay aqoon kororsigan oo ku saabsanaa sida howl-wadeenada waaxda shatiyada degmada Jowhar ula dhaqmi lahaayeen bulshada ay u shaqeynayaan gaar ahaan ganacsatada xiliyada ay kasoo uruurinayaan shatiyada.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here