Kulan looga hadlayay dhibaatada Ayaxa uu ka geeystay deegaanada Jubbaland oo Kismaayo lagu qabtay

0
319

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkaan ballaaran oo ka qabsoomay xarunta Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa dhibaatada Ayaxa uu geystay deegaanka ,waxaana kulanka ka soo qeyb galay mas’uuliyiinta maamulka gobolka Jubbada hoose,qaar ka mid ah agaasimayaasha Wasaaradaha,madax ka socotay Hay’adaha ka howl-gala deegaanka iyo madaxda Wasaaradda Beeraha Jubbaland.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here