Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaraddaha Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Dowlad Goboledka Jubbaland iyo wasaaradda Caafimaadka ee Dowlada fedaraalka Soomaaliya ayaa Magaalada Kismaayo kuwada qabtay kulan looga hadlayay la tacaalida xanuunka Tibaayad (TB).
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.