Kulan Looga hadlayay Baaqa xaq dhowrka Jinsiga oo Kismaayo lagu qabtay

0
249

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliyed ayaa magalada kismaayo ku qabtay kulan looga hadlayay Baaqa xaq dhowrka Jinsi.

kulanka   waxaa ka soo qayb galay in kabadan 20 wariye oo ay ka mid yihiin Agaasimaayaal iyo  tiro ka mid ah gabdhaha suxufiyiinta ah ee ka shaqeeya xarumaha warbaahinta  ee ku yaala Magaalada Kismaayo ,sidoo kale kulanka waxaa kasoo qayb galay Agaasimaha guud ee Wasaaradda warfaafinta Jubbaland iyo masuuliyiin kale.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here