Kulan Looga hadlayay arimaha xalka Waara oo ka dhacay magaalada Baydhabo

0
55

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Waasaaradda Qorsheynta,Maalgashiga & Horumarinta dhaqaalaha KGS mudane Dr Ali Abdi Moalim oo uu Wehliyo agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa kulan la qaatay Wafdi heer caalami ah oo ay hogaaminaysay Madaxa xafiiska Xalka waara ee hay’adda IOM.

Kulanka oo ay ka soo qeyb galay Wasaaradaha Qorsheynta, Tamarta iyo Biyaha, Maaraynta iyo masiibooyinka, iyo Maamulka Degmada Baydhab.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here