Kulan looga hadlay Xad-gudubyada loo gaysto Caruurta oo lagu qabtay magaalada Muqdisho

0
85
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay Kulan looga hadlayay Xad-gudubyada loo gaysto Caruurta Soomaaliyeed, kulan ayaa waxaa soo qabqanisay hay’ada BADEF waxaan ka soo qeybgalay sarkiil, ururada rayidka bulshada iyo walidiinta Soomaaliyeed.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here