Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Galmudug oo kaashaneysa Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug ka furay kulan looga hadlaayay xoojinta Dib-u-dhiska Nabadda iyo dimuquradiyeenta kaas oo muda dhoor maalmood ah ka socon doona magaalada Gaalkacyo.
Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.