Kulan looga hadlaayay wadashaqeeynta bulshada iyo laamaha aniga oo lagu qabtay Kismaayo

0
187

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arimaha gudaha Iyo Dowladaha hoose Ee Jubbaland ayaa soo qabanqaabisay Kulankaan oo ahaa wada hadal toos ah oo dhexmarayay laamaha ammaanka Iyo bulshada deegaanka Qaam-Qaam ee dhacda waqooyiga magaalada Kismaayo,waxaana kulanka uu u daarnaa sida ay uwada shaqeyn karaan Ciidanka deegaanka iyo bulshada.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here