Kulan looga hadlaayay wada-shaqeeynta maamulka Jubada hoose iyo Hay’adaha

0
135

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa lagu qabtay kulan looga hadlay wadashaqeynta ka dhaxeysa hay’adaha dowliga iyo kuwa an dowliga ee ka hawlgla deegaanada Jubbaland.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here