Kulan looga hadlaayay sugnaanta cuntada oo Kismaayo lagu qabtay

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo xiriirka caalamiga ah ee dowlad goboledka Jubbaland ayaa maanta Magaalada Kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayey sugnaanta cuntada iyo isbeddelka cimilada kaas oo ay kasoo qayb galeen Wasaaradda kala duwan ee Jubbaland iyo Hay’addaha caalamiga ah ee la shaqeeya Mashruuca sugnaanta cuntada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here