Kulan Looga Hadlaayay Horumarinta Amniga iyo Cadaalada oo Kismaayo Lagu Qabtay

0
17

Jismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka dowlad goboledka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay kulanka bilaha ah kaas oo diirada lagu saarayay Arimaha Amniga iyo cadaalada si loo ogaado waxyaabaha qabsoomay iyo waxyaabaha dardar galinta u baahan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here