Kulan looga hadlaayay dowlad wanaaga oo Kismaayo lagu qabtay

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowlad goboledka Jubaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay Shirka Madasha Wadahadallada Bulshada ee Dowlad-wanaagga.

Shirka oo uu si rasmi ah u daahfuray Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Jubaland, Maxamed Yuusuf Cumar ayaa looga hadlay dowlad-wanaagga iyo kaalinta uu Islaamku kaga jiro’Waxaa ka soo qayb galay xubno katirsan Golla Wakiilada Jubaland, Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Jubaland, culimada Madaalada kismaayo iyo iyo hogaamiyayaasha ururda bulshada Rayidka ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here