Kulan looga hadlaayay doorka Siyaasadda ee Haweenka oo Kismaayo lagu qabtay

0
160
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay kulan loga hadlayay sida ay haweenka Soomaaliyeed uga qeyb qaadan karaan Siyaasadda Shaqaalaha ee Dowladda.
kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland , Ururka Haweenka degmada Kismaayo iyo marti sharaf kale.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here