Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan balaaran oo looga Hadlaayay doorka haweenka ee ka qayb noqashada iyo sare U qaadista Arimaha Amaanka iyo Hogaaminta Bulshada.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.