Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda arrimaha gudaha Fadaraalka iyo Dibuheshiisinta dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa magaalada kismaayo ku soo xirtay kulan wadatashi ah kaas oo ku saabsanaa dib u eegista hanaanka maareenta Qashinka.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.