Wararka Kulan looga hadlaayay caqabadaha haweenka ka haysta ku biirista Ciidanka booliska oo lagu qabtay Kismaayo By Radio Waamo - October 17, 2025 0 11 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa lagu qabtay kulanka wadatashiga ee lagu xoojinayo doorka haweenka ee ciidamada booliska Jubbaland. Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay. https://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2025/10/warka-hamdi-deegaanka-Kulan-looga-hadlayay-caqabadaha-haweenka-ka-Haysta-ku-biirista-ciidamada-booliska-oo-kismaayo-lagu-qabtay.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X