Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay arimaha dhaqaalaha dalka iyo qorshaha qaranka ee 2025-2029.
Kulan oo aay soo agaasintay wasaaradda qorsheynta Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka socday 15 wasaaradood oo ka dhisan dalka.