Kulan looga hadlaay xal u helidda tacadiyada ay la kulmaan Bulshada oo lagu qabtay Kismaayo

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Amniga Gudaha Jubbaland ayaa soo agasintay Kulan ay iskugu yimadeen qaar kamida Masuuliyiinta Wasaaradda Amniga Gudaha Jubbaland Gudiga Latalinta Booliska Bad qeybaha kala duwan ee Booliska Jubbaland iyo Ururada bulshada rayidka Jubbaland.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here