Kismaayo(Idaacadda Waamo)-kulankaan oo ay soo Qaban qaabisay Wasaaradda Arimah Gudaha Iyo Dowladaha Hoose Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa diirada lagu saarayay maalmaha uu socon doono Xallinta Khilaafaadyada iyo xoojin Nabadda.
Kindle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.