Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Daladda Bulshada Rayidka Jubbaland ee JUNSA Ayaa maanta magaalada kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ku qabatay Madasha wadatashiga iyo u doodista hindise sharciyeedka iyo qaab-dhismeedka siyaasadda ee bulshada rayidka ah ee Jubbaland.
Kulanka oo ay ka soo qayb galeen xubo ka dirsan labada gole ee baarlamaanka iyo wasiirada Jubbaland ayaa looga doodayay ka shaqaynta iyo koq u qaadista xuquuqda bulshada rayidka ah ee Jubaland.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.