Kulan Looga dadlaayay Doorashooyinka qof iyo cod ah oo Baydhabo lagu qabtay

0
109

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Baaydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa lagu qabtay kulan looga hadlalay doorashooyinka dalka gaar ahaan doorasho qof iyo cod ah.

Kulanka ayaa waxaa soo qaban-qaabiyay Xaafiiska Taageerida Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee UNSOM ‘waxaana loo qabtay Ururada bulshad rayidka Sida Haweenka,Dhalinyarada,Odayaasha iyo dadka qaba baahiyaha gaarka ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here