Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Fadaraalka iyo dib u Heshiisiinta dowlad goboledka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ka daah-furtay kulanka Madasha Wadatashiga Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Jubbaland iyo xiriirka Hay’aha Dowladda.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.