Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda beeraha iyo waraabka dowlad goboledka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ku qabatay kulan looga hadlayay Ansixinta Qorshaha Maalgashiga Degmada kismaayo.
Kulan lagu ansixinayay qorshaha Maalgashiga degmada Kismaayo ayaa waxaa ka soo qayb galay Madaxda qaar ka mid Wasaaradda Jubbaland ee uu quseeyo qorshaha Maalgashiga Kismaaya,Gudoomiyaha degmada Kismaayo iyo Marti kale.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.