Kulan lagu soo bandhigayay baahiyaha bulshada oo Kismaayo lagu qabtay

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arimaha gudaha fedaraalka iyo dib u heshiisiinta dowlad goboledka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay kulan lagu soo bandhigay lagu ansixinayay baahiyaha mudnaanta u leh in wax laga qabto ee laga aruuriyay xaafadaha Magaalada Kismaayo iyo deegaanada hoos yimaada degmada kismaayo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here