Kulan lagu soo bandhigay xog aruurinta barakacayaasha Jubbaland oo lagu qabtay Kismaayo

0
54

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Barakacayaasha iyo Qoxootiga Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa magaalada kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose ku qabatay kulan la lagu soo bandhigay xog uruurin laga sameeyay sidii dib u dajin loogu samayn lahaa dadka barakacayaasha ah ee kunool xafada dalxiiska kuwaas oo ladoonayo in dib udajin logu sameye Deegaanka lug low ee duleedka kismaayo.

Barakcayashan 5000 oo Qoys ayaa kulanka lagu gorfeeynayo sidii dib udajin lagu samayn lahaa waxaa kasoo gaaraya oo qaybgalay  hay’adaha calamiga iyo kuwa maxaliga ah.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here