Kulan lagu soo bandhigay baahiyaha Cadaaladda iyo Amniga oo lagu qabtay Kismaayo

0
33

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munasabad lagu soo bandhigay baahiyaha Cadaaladda iyo Amniga ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo, waxaana kaso qeyb galay Wasiirka kuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda Jubbaland Bishar Aadan Geedi Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xuququl insanka Jubbaland Marwo Cadar Cabdulahi ismaaciil Xildhibaano Odayaasha Dhaqanka Haween dhalanyaro iyo marti sharaf kale.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here