Kulan Lagu Qabtay Magalada Kismaayo oo Looga Hadlayey sida loo heli karo Waxbarasho Tayo Leh

0
412
Kismaayo(Waamo Radio)Kulan kaan Waxaa looga hadlay sidii loo tayen lahaa waxbarashada degaanada dowlada goboleedka soomaaliyeed ee jubaland.
waxaa dhamaan madaxdii ka qayb gashay ay isku afgarteen in ay muhiim tahay in si wada jir laysaga kaashado sidii ay waxbarashadu ku noqon laheyd mid tayo leh si loo helo dhalin wax kabadashada taya waxbarashada dalka soomaaliya.
waxaa ugu  Horeen Ka Hadlay Gudomiyaha Gobalka Abdirshiid Abdulahi Cali Gooni  Iyo Kan Degmada Ibraahim Yuusuf Timajilic Iyagona U Mahad Celiyey Hay’ada Waxana Sheegeen In Ay Muhiim Tahay In Kor Loo Qaado Aqoonta Ardeyda Wax Ka Barata Deganada Jubbaland Gaar Ahaan Kuwa Danyarta Ah
Waxaa Goobtaas Ka Hadlay Agaasimiha Waaxda Farsamada Iyo Tacliinta Sare Ee Wasarada Waxbarashada Jubbaland Axmed Faarax Cali Aweys Isagona Shegay In Ay Wasaaradu Qorshehedu Yahay In Ay Barashada Ardeyda Kor U Qaaado Si Mustaqbalka Ay U An Facaan Dalkooda
Waxaa warbixintaan inoo soo jeedineyso,fartuun Nuur Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here