Kulan lagu dhiirigalinayay dhalinyarada leh hal abuurka beeraha oo lagu qabtay magaalada Muqdisho

0
29

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qabtay dood cilmiyeed ku saabsan beeraha casriga ah, iyadoona dooddan ay ka qeyb galeen dhalinyaro, hal-abuuro beero sameeyeen, waxaana soo agaasintay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya gaar ahaan Qeybteeda Hal-abuurka ee Xarunta Horumarinta Hal-abuurka iyo Ganacsiga Beeraha, Ujeedada doodda ayaa ahayd in la dhiirrigeliyo hal-abuurka iyo in kor loo qaado aqoonta casriga ah ee ku saabsan beeraha si loo helo wax-soo saar waara.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyey.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here