Kulan lagu Daah-furayey xog uruurinta naafada Qaranka oo lagu qabtay Kismaayo

0
184
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munaasabad lagu qabtay magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu daah furayey xog uruurinta naafada Qaranka,Kulankan ayaa waxaa kasoo Qayb-galay Wasiir haweenka Jubbaland iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland iyo xilibaano waxaa kaloo ka soo qeyb galay Gudoomiyaha ururka naafada qaranka odayaal dhaqameed iyo dadka qaba baahiyaha gaarka ah oo iyaga loo qabtay kulanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here