Kulan lagaga arinsanayay dhismaha Wejigii Sedaxaad Wadooyin Laami ah oo Kismaayo lagu qabtay

0
30

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha degmada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamad Farawayne ayaa guddomiyey kulan wadatashi ah oo lagaga hadlayey u diyargaroowga bilaabashada wajiga 3aad ee Mashruuca dhismaha waddooyinka laamiga ah ee Nagaad kaas oo wejigiisii labaad uu socdo

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here