Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guurka waa qeeb kamid ah asaska Nolosha Biniadanka Wana xasiloni iyo degenan ay daremaan lamanaha ku heshiya iney Nolosha kumidoban Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubba hoose ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo u soo qaban qaabiyay Maamulka Dowlda hoose looga hadlayay sidii loo yareyn lahaa qiimaha badan ee ku baxa guurka Lamaanaha.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.