Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arimaha guddaha,Fadaraalka iyo dib u heshiisiinta Jubbaland ayaa maanta qabatay Kulan wadatashi ah oo ku saabsan hanaanka xoojinta awoodda bulsho iyo maamullada gudaha ah ee loodhan yahay.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.