Kulan ku saabsan wacyigelinta HIV AIDS Ka oo laga sameeyay magaalada Hargeysa

0
51

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Barnamijkan oo loogu magac daray Baraarug isla maraakan ah mid wacyigilin ah ayaa waxaa magaalada hargeysa gaar ahaan laanta socdaalka Soomaliland ka sameeyay ururka Xakamaynta HIV AIDS.

Ciidanka laanta socdaalka Soomaliland saraakiil iyo bulshada ku sugneed xarunta ayaa ka faa’ideystay ololahan wacyigilinta.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here