Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa maanta lagu qabtay kulan wadatashi ah oo ay soo agaasintay Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jubbaland. Kulankaas ayaa diiradda lagu saaray Qorshaha Horumarinta Jubbaland, gaar ahaan dhinacyada la xiriira horumarinta bulshada.
Juweyriya Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.