Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Maaliyadda Dowlada Goboledka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayay kobcinta daqliga gudaha iyo nidaamka bixinta cashuuraha ‘Sido kale kulanka ayaa ahaa wacyi galin lagu dhiirrigelinayay dadka leh ganacsiyada aan weli rasmiga ahayn,si ay ugu gudbaan Nidaamka ganacsiga Rasmiga ah.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.